Bing
Appearance
Screenshot | |
Cinwaanka | www.bing.com |
---|---|
Gabaygu | Bing ku shaqeyso. (2012) Raadi oo go'aami (2009) |
Ganacsi? | Yes |
Nooca site | Bar Wax Raadin |
Diiwaan-gelin | Ikhtiyaar (Ciwaan Microsoft) |
Diyaar ku ah | 40 luuqadood |
Written in | ASP.NET[1] |
Mulkiilaha | Microsoft |
Farsamada | Microsoft |
La bilaabay isticmaalka | 1, 2009 |
Alexa garaado | 27 (July 2015[update])[2] |
Hada | Shaqeyneysa |
- Kani waa maqaal ku saabsan barta waxraadinta internetka ee Shirkada Microsoft.
Bing (wakhtiyadii hore loo yaqaanay Live Search, Windows Live Search, iyo MSN Search) waa Bar Wax Raadin (midaasi oo lagu xayeeysiiyo ineey tahay "bar raadin go'aan qaadan karta"[3]) leedahay shirkada caanka ah ee Microsoft.
Bing waxaa si shaaric ah ugu dhawaaqay madaxa sare ee Microsoft Steve Ballmer bishii Maay0 28, 2009.[4][5][6]
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ Roger Chapman. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original September 27, 2011. Soo qaatay September 6, 2011. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin) - ↑ "Nuqul Archive". Alexa Internet. Waxaa laga kaydiyay the original 2015-11-07. Soo qaatay 2015-07-25. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin) - ↑ . Discover Bing http://discoverbing.com/. Soo qaatay 16 January 2010. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ . Microsoft http://www.microsoft.com/presspass/press/2009/may09/05-28NewSearchPR.mspx?rss_fdn=Press%20Releases. Soo qaatay 29 May 2009. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ . The Register http://www.theregister.co.uk/2009/06/04/bing_and_powerset/. Soo qaatay 2010-01-01. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ "Nuqul Archive". Bing. Waxaa laga kaydiyay the original 28 Bisha Laba iyo Tobnaad 2009. Soo qaatay 1 January 2010. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda:|archive-date=
(caawin)