Daad
Appearance
Daad (ingiriis: flood) waa biyo badan oo socda kuwaas oo harqin kara dadka, xoolaha, guryaha iyo waxkasta ooy ku soo hagaagaan. Daadka waxaa keena roob badan oo da'a ama wabiyada oo butaaca.
Sidoo kale arag
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- "Somali - King County Flood Safety Video." (Archive) King County Flood Control District. (YouTube)