Jubaland
Dhulka Jubba
Jubaland |
||
---|---|---|
Jubaland
|
||
Waqtiga | (UTC+3) |
Jubaland waa mid kamid ah maamul goboleed yada ka jira Soomaaliya. jubaland waxay dhacdaa Koondurta Fog ee Soomaaliya magaca Jubaland waxu jiray kahor Xiligii Gumeystaha Talayaaniga xiligaas Jubba Waxaa la isku oron jiray dhulka Hadda loogu yeero Jubaland iyo Bay iyo Bakool kuwaas oo markii danbe laga jaray Jubba.
Jubaland waxay xuduud la leedahay Dalka Itoobiya, Kenya iyo maamulka konfur Galbeed.
Taariikh
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Jubaland waa
Dagmooyinka Jubaland
[wax ka badal | wax ka badal xogta]wabiyada Jubaland
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Jubaland waxaa mara labo wabi kuwaas oo kala ah Wabiga Daawa iyo Wabiga Jubba.
Wabiga Daawa Waxuu maraa dhulka Jubaland waxuuna maraa ilaa labo magaalo oo katirsan Jubaland, kuwaas oo kala ah
2) Baledxawo
Wabiga Daawa waxuu Dalka Soomaaliya ka soo galaa Dhanka Dalka itoobiya waxuuna biyihiisa ku daraa Wabiga Jubba ee Magaalada Doolow ee Jubaland
Wabiga Jubba waa wabiga ugu weyn uguna biyaha badan ee wabiyada Soomaaliya wabiga Jubba waa wabiga aan marna biyihiisa istaagin xili kasta waana wabiga ugu weyn Dalkeena Soomaaliya.
Waxuu Dalka Somaliya kasoo galaa dhanka dalka Itoobiya waxuuna maraa oo kaliya Dhulka Jubaland waxaa uu maraa ilaa 7 dagmo oo katirsan Jubaland, dagmoyinka uu maro waxa ayna kala yihiin,
Waxuu wabiga jubba uu biyahisa kudaraa badweynta Hindiya waxuuna ku kaga daraa deegaankaa Goobweyn ee Jubaland.
Bulshada Jubaland
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Jubaland waa maamul Goboleedka kasoo ah midka ugu labaad ee ugu dadka badan kaaso ay kaliya ka dhulweyn yihiin kaliya waxaa ka ka dad badan oo kaliya kaliya Koonfur galbeed.
bulshada Jubaland waxaa loo yaqaana Reer waamo ama ree guri waxaa kaloo loo yaqaana reer juba.
jubaland waxaa bulsho lagu qiyaaso 2.5 Milyan.
waxaana dagan qabiilo badan oo somaliyeed sid
sida ku xusan qariiradan waxay mujineysa Bulshada Jubaland
Kaabayaasha dhaqaale ee Jubaland
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Kaabayaasha Jubaland waxaa ka mid ah dhismaha Wassaarada Jubaland ee ku taxan Kismaayo.
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Maamul Goboleedyada Soomaaliya | |
---|---|
Khatumo · · Puntland · Galmudug · Hirshabeelle · Koonfur Galbeed Soomaaliya · Jubaland
Maqaam gaar ah Banaadir waa caasimadda Soomaaliya |